Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rajo intee le’eg ayaa laga qabaa shirka Afisyoone?


Madaxda Soomaalida
Madaxda Soomaalida

Magaalada Muqdisho, gaar ahaan teendhada Afisyoone ayaa waxaa ka socda shirka u dhexeeya madaxda dowladda dhexe, maamul goboleedyada iyo waliba Gobolka Banaadir ee lagaga hadlayo arrimaha doorashada iyo khilaafaadka hareeyay.

Shirkan, oo ah mid horudhac u ah shirweynaha wada-tashi ee doorashada, loogana hadlay kaliya ajendaha shirkaas, ayaa shalay furmay kadib toddobaadyo is-mari waa ah.

Qaar ka mid ah rayidka iyo aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa sheegay inay rajo fiican ka qabaan inuu kasoo baxo midho dhal wanaagsan, oo lagu gaaro in dalka ay doorasho ka dhacdo.

Warbixintaan waxaa Muqdisho kasoo diray weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow.

Rajo intee le’eg ayaa laga qabaa shirka Afisyoone?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:51 0:00




XS
SM
MD
LG