Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Weerarro Al-Shabaab ku Qaadday Saldhigyo Militari


Mas’uuliyiinta Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada dawladda ay iska caabiyeen weerarro ay saacadihii hore ee saaka kusoo qaadeen maleeshiyada Al-Shabaab saldhigyada ciidamada ee magaalooyinka Bariire iyo Awdheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose.

Weerarradan ayaa la sheegay inay iskugu jireen qaraxyo iyo weerar ay gaysteen maleeshiyaadka.

Haddaba, sida ay wax u dhaceen ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Cabdulqaadir Maxamed Nuur Siidii.

Wareysi: Guddoomiyaha G. Shabeellaha Hoose
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:43 0:00


XS
SM
MD
LG