Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sanad-guuradii koowaad ee kasoo wareegtay markii Soomaaliya looga dhowaaqay in lagu arkay cudurka COVID-19. Dowladda Soomaaliya ayaa 16-kii March 2020 shaacisay in kiiskii ugu horreeyey ee cudurkan ah laga diiwaan geliyey Soomaaliya. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.
Facebook Forum