Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay beesha caalamka kala hadashay musharaxiinta mucaaradka?


Abdinaasir Abdulle Mohamed

Wakiillada beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa wada cadaadiska ay saarayaan madaxda Soomaalida ee ku aadan sidii ay xal uga gaari lahaayeen khiaafka ka taagan hannaanka doorashada.

Wakiiladdan ayaa shalay kulan dhinaca foggaan aragga ah oo internet-ka ah waxay la yeesheen qaarka mid ah midowga musharrixiinta Soomaaliya.

Dr. Cabdinaasir Cabdulle Maxamed, oo ah musharax madaxweyne, ayaa ka mid ahaa xubnihii ay beesha caalamku kulanka la qaateen. Cabdinaasir ayaa isaga oo ku sugan Washington DC u warramay Jacfar Kuukaay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:45 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG