MUQDISHO —
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda ciidanka Soomaaliya iyo sababihii uu u burburay ayada oo 30 sano ay kasoo wareegtay markii xukunka laga tuuray dowladdii Maxamed Siyaad Barre.
Waxaan si gaar ah ugu eegeynaa saameynta ay ciidanka ku yeelatay khudbad uu jeediyey ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib.
Facebook Forum