MUQDISHO —
Banaanbaxyo ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo sameeyeen dad taageersan in doorasho xilligeeda ku dhacda laga qabto dalka.
Intii uu bannaanbaxaasi socday ayaa rasaas ka dhacday nawaaxiga isgoyska Fagax ee degmada Yaaqshiid, waxaana wararku sheegayaan inay jireen dad ku dhaawacmay rasaas ay is weydaarsadeen ciidamada amniga iyo ciidan kale oo hubaysan.
Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle aaa warbixintan noo soo diray.
Facebook Forum