MUQDISHO —
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka ay dalalka shisheeye ku yeelan karaan doorashada Soomaaliya, xilli ay Soomaaliya ku eedeysay Kenya inay faro-gelineyso doorashada Soomaaliya.
Barnaamijka waxa uu sidoo kale eegaya dalalka kale ee la tuhmo inay xoogga ku leeyihiin arrimaha Soomaaliya, sida Imaaraadka Carabta iyo Qatar.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.
Facebook Forum