Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Xadgudubyada lagu sameeyo hawada Soomaaliya


Galka Baarista
Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xadgudubyada ay diyaaradaha ka diiwaan gashay dalka Kenya ee sida qaadka ku sameeyaan hawada Soomaaliya, ayaga oo jebinaya xayiraadda ay saartay dowladda Soomaaliya.

Barnaamijka Galka Baarista ayaa ogaaday dhowr duulimaad oo noocan ah oo dhacay kadib xayiraaddii duuliimad ee Soomaaliya ay soo rogtay 18-kii March ee la xiriirtay ka hortagga faafitaanka cudurka COVID-19.

Barnaamijka Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Galka Baarista
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:15:31 0:00


XS
SM
MD
LG