Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Yaa mas'uul ka ah dilka shaqaalihii mashruuca UNMAS?


Galka Baarista
Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dil dhacay sanad kahor oo loo gaystay shaqaale muruq maal Soomaaliyeed ahaa, oo ka shaqeynayey mashruuc ay maal-gelisay hay’adda la-dagaalanka miinooyinka QM ee UNMAS, dilkaasi oo ay gaystay kooxda Al-Shabaab.

Shaqaalaha ayaa inta aan la dilin kahor bixiyey diginin ah inay wajahi karaan halis, hase yeeshee warkooda lama dhageysan. Haddaba side ayay ku dhacday in dad danyar ah lagu shubo goob halis ah ayada oo la ogyahay?

Waxaa dhacdadan baaray barnaamijka Galka Baarista, waxaana soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Galka Baarista
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:17:02 0:00


XS
SM
MD
LG