Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Sooyaalka wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland


Galka Baarista
Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan sooyaalka wada-hadallada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo Somaliland, oo kuwoodii ugu dambeeyey ay bartamihii bishan ay ka dhaceen magaalada Jabuuti. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Galka Baarista: Sooyaalka wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:22:36 0:00


XS
SM
MD
LG