WASHINGTON —
Bankiga Adduunka ayaa ansixiyay lacag gaareysa 137.5 milyan oo dollar oo loogu talagalay in Soomaalia lagu caawiyo si looga jawaabo duruufaha kala duwan ee soo food saaray.
Qoraal kasoo baxay Bankiga Adduunka ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay wajaheyso dhibaatooyin ay ka mid yihiin abaaro iyo fatahaado, oo uu ugu darsamay cudurka COVID-19.
Faah-faahinta warbixintan waxaa aqrinaya Xuseen Barre Aadan.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available