Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Ma lala hadli karaa Al-Shabaab?


Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay suurta-galnimada ah in wada-hadallo ay dhex maraan dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al-Shabaab, maadaama dhowaan ay socdeen wada-hadallo dhex maray Mareykanka iyo Taliban oo qarka u saaran in lagu gaaro heshiis taariikhi ah. Haaruun Macruuf ayaa soo jeedinaya barnaamijka.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:31:17 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG