Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Dhallinyaradii ka tagay Mareykanka ee ku biiray Al-Shabaab


Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu maanta ku saabsan yahay qaar ka mid ah dhallinyaradii Soomaaliyeed ee ka tagay dalka Mareykanka, ee ku biiray ururka Al-Shabaab, oo qaarkood hadda kasoo goostay ururka iskuna dhiibay dowladda Soomaaliya.

Laba ka mid ah dhallinyaradan oo la hadlay barnaamijka Galka Baarista, balse codsaday inaan codkooda la baahin, ayaa sheegay inay mareen barnaamijka dhaqan-celinta dowladda Soomaaliya. Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:20:09 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG