Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka Iyo Qoyska: Sidee Looga Fal-celiyay Xukunka Qisaasta ee Raggii Dilay Caaisha Ilyaas?


Barnaamijka waxa aan toddobaadkan ku soo qaadanayaa maamulka Puntland oo 12-kii January sheegay in bisha February 11-keeda la qisaasi doono saddex nin oo kufsi iyo dil u geystay Caaisha Ilyaas Aaden oo ahayd gabar 12 jir ah oo ku nooleyd magaalada Gaalkacyo. Waxaanu barmaamijka si gaar ah ugu eegeynaa sida ay dadka reer Puntland uga falceliyeen xukunka lagu riday saddexda nin iyo waxa ay tallaabadan uga dhigan tahay dadka reer Puntland.

lifaaqa hoose kaga bogo barnaamijka oo dhameystiran.

Dhageysto Falcelinta Xukunka Qisaasta ee Raggii Dilay Caaisha Ilyaas
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:54 0:00


XS
SM
MD
LG