Barnaamijka Galka Baarista waxa uu ku saabsan yahay weerarada iyo qaraxyada kooxda Al-Shabaab ay la beegsadaan shacabka, xilli kooxdan ay sheegatay inaysan si toos ah u beegsan dadka rayidka ah, balse ay ku dhintaan weerarada ay la damacsan yihiin xubnaha dowladda. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.