Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Dilalka sharciga ka baxsan


Galka Baarista
Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan dilalka loo gaysto eedeysanayaasha lala xiriirnayo Al-Shabaab ee ay tahay inay dacwaddoodu qaaddo maxkamadda ciidamada qalabka sida, balse ay dilalkooda fuliyaan ciidamada soo qabta ayaga oo aan marin sharciga. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Galka Baarista
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:20:32 0:00


XS
SM
MD
LG