Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay Soomaaliya ka Faa'iidi Kartaa Cafinta Deynta Lagu Leeyahay?


Agaasimaha cusub ee hay’adda lacagta adduunka IMF Kristalina Georgieva ayaa shalay sheegtay inay taageersan tahay in daymaha laga khafiifiyo Soomaaliya.

Hadalkaasi waxay jeedisay kaidb markii ay magaalada Washington DC kula kulantay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre. Soomaaliya ayaa lagu leeyahay ku dhowaad 5 bilyan oo dollar.

Haddaba maxaa looga jeedaa dayn khafiifin? Su’aashaas ayaa Caasha Ibraahim Aadan ay hor dhigtay Dr. Cali Ciise Cabdi oo hore ugu soo shaqeeyey hay’adda IMF haatanna madax ka ah Machadka Dhaqaalaha iyo Siyaasadda Bulshada Geeska Afrika.

Lifaaqa hoose ka dhageyso wareysiga.

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:00 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG