Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madxafka Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed ee MN


Madxafka Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed ee magaalada Minesota oo hadda Lix sano jirsaday ayaa ah madxaf laysugu keenay agabka ay Soomaalidu hiddadaha iyo dhaqanka u leedahay. Kuwaas oo ay maalinkasta u soo daawasho tagaan dad isugu jira Soomaali iyo ajaanib si ay wax uga bartaan dhaqanka iyo hiddaha dadka soomaaliyeed.

Madxafka ayaa caawa qabanaya kulan lagu soo bandhigo cayaaro dhaqameed, suugaan kaasoo sanadkiiba mar la qabto. Dadka ka soo qayb galaya ayaa waxaa ka mid ah fanaaniin caan ka ah Soomaaliya.

Dhageyso warbixin ay Caasho Ibrahim ka diyaarisay.

Dhageyso Warbixinta Madxafka Somalida ee MN
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:07 0:00


XS
SM
MD
LG