Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Amni la'aanta Muqdisho


Galka Baarista
Galka Baarista

Madaxweynaha Soomaaliya waxa uu dhowaan magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo laga dhigay Cumar Maxamed Maxamuud “Cumar Filish” oo beddelaya Injineer Cabdiraxmana Cumar Cusmaan oo Allaha u naxariistee ku dhintay qarax ay Al-Shabaab ka gaysatay xarunta Gobolka Banaadir.

Haddaba caqabadda ugu weyn ee Gobolka haysatay muddo sannado ah ayaa ah amni la’aanta. Waa mowduuca Barnaamijka Galka Baarista, waxaana soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Galka Baarista
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:20:21 0:00

XS
SM
MD
LG