Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tartan Quran Aqris oo Lagu Qabtay Mineaplis


Tarntan quraan aqris ah oo ay soo qaban qaabiyeen culimo iyo waxgarad u badan Soomali oo ku nool magaalada Mineaplis ee gobolka Minesota ayaa xalay lagu qabtay magaalad minaplis. Tartankan ayaa waxaa ka qayb galay arday u badan Soomaali oo kala timid gobolka Maraykanka.

C/khaaliq Jaamac Ismaciil oo ka mid ah qaban qaabiyayaasha tartankan quraan aqriska ayay Caasho Ibrahim Aden ka wareystay ujeedada tartankan.

Dhageyso Tartanka Quraan Aqriska
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:59 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG