Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Xaaladda qoysaska Soomaalidii ku biirtay Daacish


Galka Baarista
Galka Baarista

Dad badan Soomaali ah oo ay ku jiraan haween ayaa ku biiray maleeshiyada ururka Daacish ee sannadihii 2014-ilaa 2016-kii qabsaday dhul badan oo ku yaala waddamada Siiriya iyo Ciraaq.

Haddaba kadib guuldarrada soo gaadhay ururkaasi waxaa jihaadiyiinta caalamka ka kala yimid ay qaarkood doonayaan inay dib ugu laabtaan waddamadoodii.

Dhowr waddan ayaa bishan guda soo qaaday dad horey ugu biiray Daacish. Waa mowduuca Barnaamijka Galka Baarista, waxaa inoo haya Haaruun Macruuf.

Galka Baarista
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:20:39 0:00

XS
SM
MD
LG