Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Biyaha Roobka oo la Keydinayo


Xilligan waxaa gobolada Somaliland si wanagsan uga curtay roobab ah, iyadoo biyaha ay dooxooyiku soo rogaanna ay sida caadada ah ku darmaan badda. Laakiin inta badan xilli ka dib, waxaa aad looga cawdaa biyo la’aan iyo abaaro soo noqnoqda.

Hadaba Somaliland ayaa sheegeysa inay markii ugu horeysay ka faa'iideysanayso biyha roobka, sida uu ku waramayo wariyahayaga magaalada Hargeysa Khadar Maxamed Cakule.

Dhageyso Roobabka Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:26 0:00

XS
SM
MD
LG