Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guterres: Horumarka Soomaaliya halis ayuu wajahayaa


Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Soomaaliya ay horumar ka samaynayso dhismaha dawladnimo oo ay shaqaynayso.

Hase yeeshee António Guterres waxa uu ka digay in xagjirnimada, colaadda, musuqmaasuq iyo xasillooni-darrada siyaasadeed ay halis ku yihiin horumarkaas.

Warbixintan ay arrintan ka qortay wakaaladda wararka AP waxaa inoo soo koobaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Guterres: Horumarka Soomaaliya halis ayuu wajahayaa
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:37 0:00

XS
SM
MD
LG