Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Qorshaha ganacsiga Shiinaha


Barnaamijka Bandhigga VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay qorshaha ganacsiga Shiinaha ee loo yaqaan Belt Road Initiative, kaasi oo lagu sameynayo waddo isku xirta in ka badan boqol dal.

Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

Bandhigga VOA
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:10:47 0:00

XS
SM
MD
LG