Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka iyo Qosyka: Sheeko iyo Shaah


Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay "Sheeko iyo Shaah" oo ah kulan ay dumar Soomaali ah oo deggan magaalada Seattle ee gobolka Washington isugu yimaadaan si ay u wada casariyeystaan. Kulankaas oo ay dumarka uga wad hadlaa qodobo badan oo saameyn ku leh noloshooda iyo tan ubadkooda uga bogo barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan.

Dhageyso barnaamijka oo dhameystiran

Haweenka iyo Qoyska: Sheeko iyo Shaah
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:40 0:00
Haweenka iyo Qoyska: Saah iyo Sheeko
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:40 0:00

XS
SM
MD
LG