Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hal qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Muqdisho


Muqdisho
Muqdisho

Hal qof ayaa la sheegey in uu ku dhaawacmay qarax maanta ka dhacay agagaarka Isgoyska shaqaalaha ee Waddada Maka-al-Mukarrama ee magaalada Muqdisho maanta.

Qaraxa ayaa dad goob joogayaal ahi ay sheegeen in uu ahaa mid ka dhashay walxaha qarxa oo lagu xirey gaari uu lahaa sarkaal ka tirsan ciidamada booliska.

Markii uu dhacayay qaraxa, ayaa la sheegay in uu sarkaalka uu gaariga ka maqnaa.

Qofka dhaawacmay ayaa wararku ay sheegayaan in uu ganacsi ku lahaa agagaarka halka qaraxa uu ka dhacay.

XS
SM
MD
LG