Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu ku saabsan yahay ganacsiga dhinaca internet-ka ah, gaar ahaan suuqyada lagu kala iibsado saamiyada ee Stock Markets. Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo diyaariyay soona jeediyay.