Mas’uuliyiinta wasaaradda dekedaha ee Puntland iyo saraakiil ka socota ciidamada NATO ee la hawlgala xeebaha Soomaaliya iyaga oo la dagaalama budhcad-badeedda ayaa maanta ku kulmay garoonka diyaaradaha ee Boosaaso.
Haddaba mas’uuliyiinta Puntland ayaa kulankaas kadib la hadlay warbaahinta. Warbixintan waxaa inoo soo dirtay Faadumo Yaasiin Jaamac.