Madaxeynaha Somaliland ayaa manata khudbaddiisii sannadlaha ka hor jeeediyey labada aqal ee baarlamaanka Somaliland, iyadoo ay joogeen mas’uuliyiinta xisbiyada. Warbixintan waxaa inoo soo dirtay Sagal Mustafe Xasan-Nuur.