Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Duco iyo Duug loo Sameeyey Dadkii New Zealand


Aaski maanta loo sameeyay wiil iyo aabihiis oo lagu dilay New Zealand
Aaski maanta loo sameeyay wiil iyo aabihiis oo lagu dilay New Zealand

Munaasabad isugu jirtay duco iyo salaadda Jimce ayaa todobo beri kadib lagu qabtey wajhada hore ee masaajidkii lagu laayey dad Muslimiin ah magaalada Christchurch ee dalka New Zealand.

Dadka munaasabadda kasoo qeyb-galay waxaa ka mid ah raysal-wasaaraha dalka New Zealand iyo madaxda dalkaasi qaarkood. Waxaa kulankaan maanta kadib loo dareeray aaska dadkii ku geeriyoodey toogashadii ka dhacdey 2 masaajid oo lagu weeraray magaladaasi.

Muslimiinta waddanka ayaa si weyn uga mahad celiyey sida dadka reer New Zealand ay uga fal celiyeen dhacdadan.

Sahra Cabdi Axmed ayaa la socotey, warbixintanna nooga diyaarisey.

Aas New Zealand iyo Duco
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:09 0:00


XS
SM
MD
LG