Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nin kufsaday gabar kadibna dilay oo lagu toogtay Garbahaarey


Gedo

Maxkamad ku taalla magaalada Garbahaaray ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay nin lagu helay inuu kufsaday isla markaana dilay gabar bilowgii sannadkan.

Ninkan ayaa manata lagu toogtay Garbahaaray, sida ay mas’uuliyiinta magaalada Garbahaaray noo sheegeen.

Jaamac Buulle Jaamac ayaa dilkan ka waraystay Guddoomiye ku xigeenka Garbahaaray Aadan Siraad Maxamuud.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG