Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hoobiyeyaal lagu Weeraray Villa Somalia


Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic hoobiyeyaal ah lagu weeraray Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.

Madaafiicdan oo la sheegay inay ahaayeen ilaa iyo shan ayaa qaar ka mid ah ay ku dhaceen gudaha madaxtooyada.

Faahfaahinta warkan waxaa Muqdisho ka soo diray Wariyaha VOAda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Dhageyso Duqeynta Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:34 0:00

XS
SM
MD
LG