Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa soo cel-celiya qaraxyada Muqdisho?


Qaraxa Muqdisho
Qaraxa Muqdisho

Maleeshiyada Al-Shabab ayaa sheegatay mas'uuliyadda weerarkii xalay ka dhacay Muqdishu oo ay ku dhinteen ugu yaraan 30 qof, in ka badan 88 kalena ay ku dhaawacmeen.

Hadaba maxaa soo celceliya qaraxyadan? Sidee ayayse ugu suuragashay maleeshiyadan inay halkaasi tagaan oo ay ka dagaalamaaan.

Su’aalahaasi iyo kuwo kale ayaa wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan uu weydiiyay Cabdisalaan Guuleed oo horey u soo noqday ku xigeenka madaxa haya’adda Nabad sugidda Qaranka ee xukumaddii Xassan Sheekh.

Maxaa soo cel-celiya qaraxyada Muqdisho?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:51 0:00

XS
SM
MD
LG