Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa laga qaban karaa kufsiga dhulalka Soomaalida?


Rape image
Rape image

Dilka habeen hore loo gaystay gabadh 12 sano jir ah magaalada Gaalkacayo ayaa si weyn uga argagixiyey dadka Soomaalida.

Mas’uuliyiintu ayaa waxa ay weliba sheegeen inay aaminsan yihiin in gabadhaasi la fara xumeeyey ka hor inta aan la dilin.

Haddaba xaaladda kufsiga dhulalka Soomaalida iyo waxa sharci ahaan laga qaban karo waxaa inala falanqaynaya Gudoomiyaha ururka Haweenka Heer Qaran, Marwo Batuulo Axmed Gabballe oo ku sugan Muqdishu iyo Garyaqaan Guuleed Axmed Jaamac kasoo shaqeeyey arrimaha xuquuqda aadanaha.

Maxaa laga qaban karaa kufsiga dhulalka Soomaalida?
please wait

No media source currently available

0:00 0:14:04 0:00

XS
SM
MD
LG