Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo safar ku jooga dalka Itoobiya ayaa kulan la yeeshay Ra’iisal wasaaraha dalkaas Abiy Axmed.
Labada hoggaamiye ayaa waxay ka wada hadleen arrimo ku saabsan xidhiidhka labada dhinac iyo sidoo kale in dib loo bilaabo wada-hadalladii Somaliland iyo dowladda Soomaaliya. Warbixintan waxa Hargeysa ka soo diray weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye.
Facebook Forum