Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Kun Dhalinyaro ah oo Tababar Shaqo Qaran loo Furey


Inta badan dhallinyarada Somaliland ayaa ka cawda shaqo-la'aan baahsan oo qaarkood sabab uga dhigaan inay tahriibaan.

Haddaba, Somaliland ayaa shalay si rasmi ah u bilowday barnaamijka 'Shaqo Qaran', kaasi oo kun dhallinyaro wiilal ah lagu xareeyay goob waxbarasho oo loo dhisay, waxaana muddo saddex bilood la bari doono aqoon kala duwan, markay dhammaystaanna waxay si rasmi ah uga mid noqon doonaan shaqaalaha dawladda.

Jaamacadaha magaalooyinka waaweyn ayaa barnaamijkani mid la mid ah uu uga uga socday shan boqol oo gabdho ah. Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa ka waraystay arrimahaasi agaasimaha guud ee barnaamijka 'Shaqo-Qaran' Maxamed Xuseen Cismaan (Mu'addinka).

Somaliland oo dhallinyaro tababar loo furey
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:41 0:00

XS
SM
MD
LG