Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Wariyayaal ka cawdey hab dhaqanka dowladda


Koox wariyayaal ah oo maanta shir jaraa’id ku qabtey magaalda Muqdisho ayaa ka cowdey qaab dhaqanka dowladda ee ku aaddan warbaahinta madaxa bannaan.

Wariyayaashan ayaa sheegey in dowladdu ay ka hor istaagtey helista xogta dhabta ah iyo waliba in ay kula dhaqanto qaab faaf reeb oo kale ah.

Sidoo kale, waxaa magaalada Muqdisho maanta ay ciidamda ammaanka ku xireen wariyayaal howlahooda warbaahineed ku gudajirey. Falastin Axmed Imaan ayaa warbixintan inoo heysa.

Wariyayaasha Muqdisho oo dowladda ka cawday
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:51 0:00

Haddaba, waxaa cabashada weriyayaasha ka jawaabaya wasiirka warfaafinta ee dawladda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle oo ku sugan Muqdishu. Falastiin Axmed Iimaan ayuu qadka telefoonka ugu waramay.

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo ka hadlay cabashada wariyayaasha
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:18 0:00

XS
SM
MD
LG