Isku xirrada

War Deg-Deg ah

AMISOM: Ciidanka Somalia ha la Diyaariyo


Saraakiisha ugu sarsareysa howgalka howlgalka AMISOM ee Soomaliya ayaa isku raacay howlgallo ka dhan ah al-shabab oo loogu gogol xaarayo qorshaha kala guurka ee ku wareejinta Amniga ee ciidamada Soomaaliya, marka ay AMISOM dalkaasi ka baxdo.

Taliyeyaashan oo maalmihii la soo dhaafay uu shir uga socday Muqdisho ayaa maanta warsaxaafadeed soo saaray.

Maxamed Cabdi Xasan ayaa inoo soo koobaya.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:41 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG