Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho oo lagu Qabtay Wacyigalinta Gudniinka Fircooniga


Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka haweenka lagu fuliyo gudniinka fircooniga ah, waxaana jira haween badan oo u dhiban xaaladaha ka dhashay gudniinka fircooniga ah.

Bilihii u dambeeyeyna waxaa jiray dhacdooyin qaarkood sababay dhimasho oo ka dhacay dhulka miyiga ah. Kulan looga hadlayay gudniinka Fircooniga ah oo maanta ka dhacay Muqdisho waxa warbixintan nooga soo diray Cabdiqaadir Maxamed Cabdulle.

Kulan looga hadlayay gudniink afircooniga oo Muqdisho ka dhacay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:41 0:00

XS
SM
MD
LG