Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boosaaso: Dad ku eedeysan tahriibin oo la soo xirey


Ciidamada ammaanka ee magaalada Boosaaso ayaa howl-gal ay ka sameeyeen magaalada ku soo qabtay dad ay sheegeen inay falal amni darro ah magaalada ka wadeen.

Ciidamada ayaa sidoo kale soo qabtay rag lagu eedeyay inay ka mid ahaayeen kuwa dadka tahriibiya.

Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa booqatay qaar ka mid ah saldhigyada dadka lagu hayo, warbixintan ayayna soo dirtay.

Boosaaso oo dad tahriibinta ku shaqeysta lagu soo xirey
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:11 0:00

XS
SM
MD
LG