Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar ka dhacay Goldogob


Wararka ka imanaya degmada Goldogob ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in ugu yaraan hal qof ku dhintay afar kalena ay ku dhaawacmeen kadib weerar xalay ka dhacay degmadaasi. Dhammaan dadka dhibaatadu soo gaartay ayaa la sheegay inay rayid yihiin.

Dhacdadan ayaa weriyahayaga Cabdiidwaaxid Macalin Isxaaq uu ka waraystay nabadoon Faarax Bashiir Yuusuf oo kamid ah waxgaradka Galdogob.

Dagaal kadhacay Goldogob
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:37 0:00

XS
SM
MD
LG