WASHINGTON. D.C —
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa xalay ku dhawaaqay golahiisa cusub ee wasiirada oo maalmahan loo dhag taagayay.
Jamaal Carab Yusuf Agaasimaha Warbaahinta Dowladda ayaa akhriyay Liiska Wasiirada Cusub, sida uu warbixintan kaga soo diray Garowe wariyeheena Nuux Muuse Birjeeb