Booliiska Puntland ayaa ku dhowaaqay hawl-gallo amni oo ay ka samaynayaan magaalada Boosaaso. Toddobaadkan ayaa magaalada lagu dilay madaxii shirkadda P&O ee maamusha dekedda magaalada Boosaaso.
Xalayna, howl-gal ay ciidamadu sameeyeen waxey ku soo xir-xireen dad ay ka mid ahaayeen kuwa dadka ka tahriibaya.
Faah-faahinta warbixintan waxaa magaalaada Boosaaso nooga soo dirtay Faadumo Yaasiin Jaamac.