Wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ku baaqay in wada-hadal lala galo kooxda Al-Shabaab.
Xildhibaanka oo wareysi gaar ah siiyay VOA ayaa qaba in Al-Shabaab dagaal aan marna loga adkaan karin intii uu xafiiska joogayna uu wada hadal la billaabay Al-Shabab.
Waxa uu xukuumadda hadda talada haysa kula taliyey taliyay in ay sii amba qaado wadahadalkaas.
Wariyeheenna Beledweyne Xuseen Xassan Dhaqane ayuu u waramay.