Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Halkee mareysaa magacaabista guddoomiyaha Bangiga Dhexe


Somalia Coat of Arms
Somalia Coat of Arms

Waxa gabagabo maraya dadaalki dowlada federaalka Soomaaliya ay ugu jirtey in ay ku magacoowdo guddoomiye cusub oo qabta hogaanka Bangiga Dhexe, ka dib markii waqtiga guddoomiyaga bangiga dhexe ee hadda, Bashiir Ciise Cali uu dhammaadey bishii Afaraad ee sanadki 2018-kii.

Toddobaadkan waxa soo shaac-baxay in uu soo gaba-gaboobey wareysiyada la la yeelanayey shaqsiyaadkii soo dalbadey hanashada guddoomiyenimada Bangiga Dhexe ee Soomaaliya.

Sida ay VOA ila xog-ogaal ah u sheegeen, dadka ugu cadcad waxaa ka mid ah Nigel Reborts oo ah nin u dhashay u dalka Britian, mudo dheerna hay-addo caalami ah u shaqeynayey.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa bishii hore aansixiyey sharci u oggolaanaya in qof ajnabi ah uu qaban karo jagada Guddoomiyennimda Bankiga. Jaamac Buule Jaamac ayaa warbixintan inoo haya.

Halkee mareysaa magacaabista guddoomiyaha Bangiga Dhexe
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:06 0:00

XS
SM
MD
LG