Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xasan Cafiif oo Ka hadlay Guusha Wiilkiisa.


cafiif
cafiif

Xulka kubadda cagta dalka Qatar ayaa xalay fiidkii markoodi ugu horreysay ku guuleystay Koobka Qaramada Asia kaddib marki ay 3-1 uga badiyeen dhiggooda Japan.

Ciyaarti finalka oo ka dhacday magaalada Abu Dhabi ee caasimadda Imaaraadka Carabta ayaa waxaa si weyn uga dhexmuuqday Akram Afif oo laba ka mid ah goolasha baasay, kan saddexaadna dhaliyay. Akram waxaa dhalay Hassan Afif Yahya oo ka mid ahaa ciyaartooydii xulka Qaranka Soomaaliya u soo ciyaaray inta u dhaxeysay 1972-ki ilaa 1980-ki.

Haddaba Nur Bukhaari ayaa khadka Telefoonka magaalada Doha xalay markii ciyaartu dhamaatay kula xiriiray Xasan Cafiif.

Dhageysiga wareysiga macalin Cafiif
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:49 0:00

XS
SM
MD
LG