Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barcelona oo karbaashtay Sevilla


Philippe Coutinho
Philippe Coutinho

Barcelona ayaa 6-1 ku dardartay xalay kooxda Sevilla is-aragi labaad ee wareega sideeda eetartanka Copa del Rey.

Lugti hore waxaa 2-0 kusoo badisay Sevilla, goolashi ay Barca xalay ku garaacday kooxda Sevilla waxaa labo ka mid ah dhaliyay Philippe Coutinho.
Halka inta soo hartay ay kala qeybsadeen Rekitic, Segi Roberto iyo Messi.

Barca waxay hadda gaartay semi-finalka tartankaan. Dhanka kale waxaa iyana xalay wareega sxiga ee Coppa del Rey usoo gudubtay kooxda Betis 00 3-1 ku garaacday baadiga Espanyol, isu geynta labada is-arag waxay Betis ugu soo baxday 4-2.

XS
SM
MD
LG