Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiisad ka dhex -oogan Talyaaniga iyo Faransiiska


Xiisad siyaasadeed ayaa ka dhex oogan dalalka Faransiiska iyo Talyaaniga, oo ka mid ah dalalka ugu saameynta badan Midowga Yurub.

Xiisaddan ayaa ka dhalatay hadal uu dhawaan yiri Ra’isul Wasaara ku xigeenka Talyaaniga ku eedeeyay Faransiiska inuu yahay kan ugu wacan saboolnimada wadamo ku yaalla Africa.

Murankan ayaa waxaa saldhig u ah muhaajiriinta ku qulqulaya Yurub, ayada kumanaan muhaajiriin ah oo isku dayaya inay qaaradda gaaraan ay ku naf waayeen badda Mediterranean.

Wariyaha VOA-da Henry Ridgwell, ayaa warbixintan soo diray. Nuur Xassan Nuur ayaa soo jeedinaya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:09 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG