Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Oomaar oo ka hadlay nin lagu qabtay garoonka Muqdisho


Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay weli su’aalo weydiinayso nin ajnabi ah oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho maalintii sabtida.

Ninkaasi ayaa boorsadii uu ku raran lahaa xamuulka diyaaradda laga helay gasac qiiqa dadka kaga ilmaysiiya ah.

Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa VOA u xaqiijiyey in ninkan uu dhashay dalka Britain.

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa VOA u sheegay inaan amniga garoonka aanu marna halis gelin.

Haaruun Macruuf ayuu ugu warramay khadka telefoonka ee Muqdisho.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:31 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG