Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Musuq-maasuqa ka jira warbaahinta Soomaaliya


VOA Official logo
VOA Official logo

Barnaamijka Bandhiga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay marxaladaha ay ku shaqeeyaan warbaahinta Soomaaliya iyo caqabadaha ku horgudban ee musuqmaasuqa iyo laaluushku ka mid yahay.

Mxuuu noqon doonaa mustaqbalka warbaahinta Soomaaliya? Maxayse tahay danaha laga leeyahay in warbaahinta la musuq maasuqo.

Falastiin Axmed Iiman ayaa barnaamijka soo jeedinaysa.\

Bandhigga VOA: Xaaladda warbaahinta Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:15:13 0:00

XS
SM
MD
LG